Ciidamada Galmudug oo ku sii dhowaanaya degmada Guriceel iyo barakac ka bilowday

Waxaa barakac xooggan uu Maanta ka socdaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan Ciidanka dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Ahlusunna. Ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa la sheegay iney dhowr jiho kaga sii durkayaan Degmada Guriceel oo ay ku sugnaayeen todobaadyadan Kooxda ahlu sunna ee … Continue reading Ciidamada Galmudug oo ku sii dhowaanaya degmada Guriceel iyo barakac ka bilowday